Public Hearing on Disability Rights – August 29, 2023, which was hosting in Mogadishu Somalia

  • Home
  • Business & Strategy
  • Public Hearing on Disability Rights – August 29, 2023, which was hosting in Mogadishu Somalia

Public Hearing on Disability Rights – August 29, 2023
Which was hosting in Mogadishu Somalia

On August 29, 2023, the SIADO organization participated in a public hearing concerning disability rights. Hassan Siyaad, the funder of SIADO, has pledged to support people with disabilities in Somalia through the diaspora over the course of one year. To date, SIADO has conducted two training sessions focused on capacity building for people with disabilities and And distributed essential supplies, including 96 wheelchairs and hygiene kits, to displaced individuals in Mogadishu IDP camps.
Looking ahead to 2025, SIADO plans to reach 5,000 individuals with disabilities in IDP camps in Mogadishu. We invite you to contribute and help support our efforts to assist these individuals and advocate for their rights. Together, we can make a meaningful difference.

Dhageysiga Dadweynaha ee Xuquuqda Naafada – Agoosto 29, 2023
Shirweyna ka dhacay Mogadisho Somalia kaaaso o ay Dowlada fadaraalka somaliya nagu marti qaaday

Agoosto 29, 2023, ururka SIADO wuxuu ka qaybqaatay dhageysi dadweyne oo khuseeya xuquuqda dadka qabo baaahiyaha gaarka ah . Hasan Siyaad oo ah hogaamiyaasha hayadda SIADO ayaa ballan qaaday in muddo hal sano ah ay dadka naafada ah ee Soomaaliyeed ku taageeri doonaan agabka waxbarashada iyo sara u qaadidda aqoontowda waxeyna gaashan doontaa mudadawiciin somaliyeed ooo ku nool qurbaha.

Ilaa hadda, SIADO waxay qabatay laba tababar oo diiradda lagu saarayay kor u qaadista tayada dadka naafada ah waxayna u qaybisay agabka muhiimka ah, oo ay ku jiraan 96 kursi-curyaan iyo qalab nadaafadeed, dadka barakacayaasha ah ee ku jira xeryaha barakacayaasha Muqdisho.
Iyadoo la filaayo sanadka 2025-ka, SIADO waxay qorsheyneysaa inay gargaar gaarsiiso 5,000 oo qof oo naafada ah oo ku jira xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho. Waxaana kugu martiqaadaynaa inaad gacan ka geysato taageeridda dadaalkayna ku aaddan caawinta shakhsiyaadkan iyo u doodista xuquuqdooda. Si wadajir ah, waxaan sameyn karnaa farqi macno leh.

by Abdalla

 

Leave A Comment